Back to All Requests
Kirada Guryaha & Dabaqyada 1 saac kahor
Hargeisa

Buyer Request

Waxaan raadinayaa guri 2 ama 3 qol ah oo qalabaysan oo ku yaalla Jigjiga Yar muddo 1 bil ah oo fasax qurbajoog ah. Waa inuu leeyahay Wi-Fi xawaare sare iyo biyo kulul.


F
Fadumo Cali
Iibsade
Login to View Contact
Seller Offers (0)

No offers yet. Be the first seller to respond!